Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliishaa wuxuu boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, War maxaa inaga dhexeeya? Nebiyadii aabbahaa iyo nebiyadii hooyadaa u tag. Oo boqorkii dalka Israa'iilna wuxuu ku yidhi, Maya, waayo, Rabbigu wuxuu saddexdayadan boqor isugu yeedhay inuu gacanta reer Moo'aab na geliyo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 3

arki Boqorradii Labaad 3:13 macnaha guud