Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Yehooshaafaadba wuxuu yidhi, War sow ma joogo nin ah Rabbiga nebigiis aan Rabbiga wax ka weyddiinnee? Oo mid ka mid ah boqorkii dalka Israa'iil addoommadiisii ayaa ugu jawaabay, Waxaa jooga Eliishaa ina Shaafaad oo biyo ku shubi jiray Eliiyaah gacmihiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 3

arki Boqorradii Labaad 3:11 macnaha guud