Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 25:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bishii shanaad, maalinteedii toddobaad oo ahayd sannaddii sagaal iyo tobnaad oo Nebukadnesar boqorkii Baabuloon ayaa waxaa Yeruusaalem yimid Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii askarta oo ahaa addoonkii boqorkii Baabuloon.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25

arki Boqorradii Labaad 25:8 macnaha guud