Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 25:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba saraakiishii ciidammada oo dhammu iyaga iyo raggoodii markay maqleen in boqorkii Baabuloon uu Gedalyaah ka dhigay taliye ayay Gedalyaah ugu yimaadeen Misfaah, oo kuwaasu waxay ahaayeen Ismaaciil ina Netanyaah, iyo Yooxaanaan ina Qaaree'ax, iyo Seraayaah ina Tanhumed oo reer Netofaah ahaa, iyo Ya'asanyaah oo uu dhalay kii reer Macakaad, iyagii iyo raggoodiiba.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25

arki Boqorradii Labaad 25:23 macnaha guud