Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu magaaladii kala soo baxay sirkaal u sarreeyey raggii dagaalyahanka ahaa, iyo shan nin oo ka mid ahaa kuwii boqorka hor joogi jiray oo magaaladii laga dhex helay, iyo karraanigii sirkaalka ciidanka ee ururin jiray dadkii waddanka, iyo lixdan nin oo ahaa dadkii dalka degganaa oo magaaladii laga dhex helay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25

arki Boqorradii Labaad 25:19 macnaha guud