Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 25:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tiirarka midkood sarajooggiisu wuxuu ahaa siddeed iyo toban dhudhun, oo korkiisana waxaa sarnaa taaj naxaas ah; oo taajka sarajooggiisuna wuxuu ahaa saddex dhudhun, wuxuuna lahaa shabag iyo rummaanno taajka ku wareegsan, oo kulligoodna waxay ahaayeen naxaas; tiirkii labaadna waxan oo kaluu lahaa iyo shabag.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25

arki Boqorradii Labaad 25:17 macnaha guud