Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 25:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo sannaddii sagaalaad oo boqornimadiisa bishii tobnaad maalinteedii tobnaad ayaa Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon iyo ciidankiisii Yeruusaalem ku kaceen, oo intay hor degeen ayay qalcado hareereheeda ka dhisteen.

2. Oo sidaasay magaaladii u hareeraysnayd tan iyo sannaddii kow iyo tobnaad oo Boqor Sidqiyaah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 25