Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 24:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu Baabuloon u kaxaystay Yehooyaakiin; oo boqorka hooyadiis, iyo boqorka naagihiisii, iyo saraakiishiisii, iyo raggii dalka madaxda u ahaa maxaabiis ahaan ayuu Yeruusaalem uga kaxaystay oo Baabuloon la tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 24

arki Boqorradii Labaad 24:15 macnaha guud