Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 23:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoommadiisii intay gaadhifaras Megiddoo kaga qaadeen isagoo meyd ah ayay Yeruusaalem keeneen oo qabrigiisii ku aaseen. Markaasay dadkii waddanku soo wateen Yehoo'aaxaas ina Yoosiyaah, oo intay subkeen ayay boqor uga dhigeen meeshii aabbihiis.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:30 macnaha guud