Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 22:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War taga oo aniga iyo dadka iyo reer Yahuudah oo dhan Rabbiga inoo soo weyddiiya waxa ku saabsan erayada kitaabkan la helay, waayo, cadhada Rabbiga oo uu inoo cadhooday way weyn tahay, maxaa yeelay, awowayaasheen ma ay dhegaysan erayada kitaabkan inay yeelaan kulli waxyaalaha inagu saabsan ee ku qoran.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 22

arki Boqorradii Labaad 22:13 macnaha guud