Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 21:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilkiisiina dab buu dhex mariyey, faalna wuu ku noqnoqday, wuxuuna u tegey falanfallowyo, wuuna la macaamilooday kuwii ruuxaanta lahaa iyo saaxiriintii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa ku sameeyey shar badan oo uu isaga kaga xanaajiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 21

arki Boqorradii Labaad 21:6 macnaha guud