Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 20:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Ishacyaah ku yidhi, Calaamadda xagga Rabbiga kaaga imanaysa in Rabbigu samaynayo wixii uu ballanqaaday waxay ahaan doontaa tan: hoosku ma inuu hore u socdaa toban derejo mase waa inuu dib u socdaa toban derejo?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 20

arki Boqorradii Labaad 20:9 macnaha guud