Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 20:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dib u noqo, oo Xisqiyaah oo ah amiirka dadkayga waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaaha awowgaa Daa'uud wuxuu leeyahay, Baryootankaagii waan maqlay, ilmadaadiina waan arkay, haddaba waan ku bogsiinayaa, oo maalinta saddexaad waxaad u bixi doontaa guriga Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 20

arki Boqorradii Labaad 20:5 macnaha guud