Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 2:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah wuxuu Eliishaa ku yidhi, Waan ku baryayaaye halkan iska joog, waayo, Rabbigu wuxuu ii diray tan iyo Beytel. Oo Eliishaana wuxuu yidhi, Waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa iyo adiga naftaadee inaanan kaa tagayn. Sidaas daraaddeed waxay ku wada dhaadhaceen Beytel.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:2 macnaha guud