Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 19:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanu waxay kuu ahaan doontaa calaamad; sannaddan waxaad cuni doontaan waxa iska soo baxa, oo sannadda labaadna waxaad cuni doontaan wax kii hore uun ka soo baxa; oo sannadda labaadna waxaad cuni doontaan wax kii hore uun ka soo baxay; sannadda saddexaadna idinku wax beerta, oo haddana goosta, oo beera canab ah tabcada, oo midhahooda cuna.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:29 macnaha guud