Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 19:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed dadkii degganaa way xoog yaraayeen, Wayna naxeen oo wareereen; Oo waxay ahaayeen sida cawska berrinka, iyo sida doogga, Iyo sida cawska guryaha korkooda ka soo baxa, iyo sida hadhuudh gubtay intaanu korin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:26 macnaha guud