Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 19:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ishacyaah ina Aamoos u soo cid diray Xisqiyaah, oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga Ilaaha reer binu Israa'iil ahu wuxuu leeyahay, Seenxeeriib oo ah boqorka Ashuur waad iga bariday, taas aawadeed waan ku maqlay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 19

arki Boqorradii Labaad 19:20 macnaha guud