Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 18:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa Xisqiyaah u yimid Elyaaqiim ina Xilqiyaah oo reerka boqorka u sarreeyey, iyo Shebnaa oo karraanigii ahaa, iyo Yoo'aax ina Aasaaf oo taariikhqorihii ahaa, iyagoo dhar jeexjeexan, oo waxay isagii u sheegeen Rabshaaqeeh erayadiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 18

arki Boqorradii Labaad 18:37 macnaha guud