Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 18:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Elyaaqiim ina Xilqiyaah iyo Shebnaa iyo Yoo'aax waxay Rabshaaqeeh ku yidhaahdeen, Waan ku baryaynaaye nagula hadal afka reer Suuriya, annagoo addoommadaada ah, isagaannu garanaynaa; oo ha nagula hadlin afka Yuhuudda iyadoo dadka derbiga dul jooga ay na maqlayaan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 18

arki Boqorradii Labaad 18:26 macnaha guud