Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 18:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal ogow, waxaad isku hallaynaysaa oo ul ahaan u qaadanaysaa cawsduurkan burburay, kaasoo ah Masar, oo isna haddii nin ku tiirsado gacantuu ka galaa oo ka mudaa; oo boqorka Masar oo Fircoon ahu saasoo kaluu u yahay kuwa isaga isku halleeya oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 18

arki Boqorradii Labaad 18:21 macnaha guud