Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 18:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Ashuur wuxuu Laakiish ka diray Tartaan iyo Rab Saariis iyo Rabshaaqeeh oo ciidan faro badan wata, oo wuxuu iyaga Boqor Xisqiyaah ugu diray Yeruusaalem. Oo iyana intay kaceen ayay Yeruusaalem tageen. Oo markay yimaadeen waxay is-ag taageen biyomareenkii balliga sare kaasoo ku dhex yiil waddada berrinkii dharmaydhaha.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 18

arki Boqorradii Labaad 18:17 macnaha guud