Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 17:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii Israa'iil waxay Rabbiga Ilaahooda ah si qarsoon ugu samayn jireen waxyaalo aan qummanayn, oo magaalooyinkooda oo dhan waxay ka dhisan jireen meelo sarsare tan iyo munaaraddii waardiyayaasha iyo ilaa magaaladii deyrka lahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:9 macnaha guud