Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taasu way dhacday, maxaa yeelay, dadkii Israa'iil waxay ku dembaabi jireen Rabbiga Ilaahooda ah oo iyaga ka soo bixiyey dalkii Masar oo ka soo hoos bixiyey gacantii Fircoon oo ahaa boqorkii Masar, oo waxay ka cabsan jireen ilaahyo kale,

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:7 macnaha guud