Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 17:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumahaasu waxay ka cabsan jireen Rabbiga, isla markaasna waxay u adeegi jireen sanamyadoodii xardhanaa, oo carruurtoodiina saasoo kalay yeeleen, oo carruurtii carruurtooduna saasoo kalay yeeleen, oo sidii awowayaashood samayn jireen ayay iyaguna sameeyaan ilaa maantadan la joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:41 macnaha guud