Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 17:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed boqorkii Ashuur ayaa lala hadlay oo lagu yidhi, War quruumihii aad kaxaysay oo aad magaalooyinka Samaariya dejisay ma ay yaqaaniin camalka Ilaaha dalkaas, oo sidaas daraaddeed wuxuu dhexdooda u soo diray libaaxyo, oo bal eeg, libaaxyadu way laayaan, maxaa yeelay, iyagu ma ay yaqaaniin camalka Ilaaha dalkaas.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:26 macnaha guud