Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 17:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ilaa uu Rabbigu dadkii Israa'iil hortiisa ka fogeeyey, siduu kaga hadli jiray addoommadiisii nebiyada ahaa oo dhan. Oo sidaas daraaddeed dadkii Israa'iil waa laga kaxaystay dalkoodii, oo waxaa lala tegey dalka Ashuur, halkaasoo ay ilaa maantadan joogaan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:23 macnaha guud