Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 17:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu way diidi jireen qaynuunnadiisii iyo axdigiisii uu awowayaashood la dhigtay, iyo markhaatifurkiisii uu iyaga ugu marag furay, oo intay waxtarla'aan raaceen ayay wax aan waxba tarin noqdeen, oo waxay ku dayan jireen quruumihii hareerahooda ku wareegsanaa oo Rabbigu ku amray inayan sidooda oo kale yeelin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 17

arki Boqorradii Labaad 17:15 macnaha guud