Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 16:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa Yeruusaalem ku soo kacay Resiin oo ahaa boqorkii Suuriya iyo Feqax ina Remalyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil inay la diriraan; wayna hareereeyeen Aaxaas, laakiinse way ka adkaan kari waayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 16

arki Boqorradii Labaad 16:5 macnaha guud