Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 15:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii Feqax boqorka ka ahaa dalka Israa'iil waxaa yimid Tiglad Fileser oo ahaa boqorka Ashuur, oo wuxuu qabsaday Ciyoon, iyo Aabeel Beytmacakaah, iyo Yaanoo'ax, iyo Qedesh, iyo Xaasoor, iyo Gilecaad, iyo Galili, iyo dalkii reer Naftaali oo dhan, oo dadkiina maxaabiis ahaan ayuu Ashuur ugu kaxaystay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:29 macnaha guud