Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 15:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa isagii shirqoolay sirkaalkiisii Feqax ina Remalyaah ahaa oo wuxuu isagii qalcaddii guriga boqorka kula dilay Argob iyo Aryaah; oo waxaa isaga la jiray konton nin oo reer Gilecaad ah; oo markuu isagii dilay ayuu meeshiisii boqor ka noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 15

arki Boqorradii Labaad 15:25 macnaha guud