Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse gacankudhiiglayaasha carruurtoodii ma uu dilin; oo wuxuu yeelay sida ku qoran kitaabkii sharcigii Muuse sidii Rabbigu amray, isagoo leh, Aabbayaasha yaan loo dilin carruurtooda, carruurtana yaan loo dilin aabbayaashood; laakiinse nin waluba dembigiisa ha u dhinto.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 14

arki Boqorradii Labaad 14:6 macnaha guud