Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 13:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu waxba dadkii ugama uu reebin Yehoo'aaxaas konton nin oo fardooley ah, iyo toban gaadhifaras, iyo toban kun oo nin oo lug ah mooyaane; waayo, boqorkii Suuriya wuu wada baabbi'iyey, oo wuxuu ka dhigay sida boodhka lagu tunto oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 13

arki Boqorradii Labaad 13:7 macnaha guud