Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Yehooshebac oo ahayd Boqor Yooraam gabadhiisii, oo Axasyaahna walaashiis ahayd, waxay la tagtay Axasyaah wiilkiisii Yoo'aash, oo ay ka dhex xadday wiilashii boqorka ee la laayay, isagii iyo tii xannaanayn jirtayba, oo waxay gelisay qolka la seexdo, oo iyana Catalyaah way ka qariyeen, sidaas daraaddeed isagii lama dilin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 11

arki Boqorradii Labaad 11:2 macnaha guud