Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa isagii u yimid mid wargeeys ah, oo intuu u warramay ayuu ku yidhi, Wiilashii boqorka madaxyadoodii waa la keenay. Oo isna wuxuu ku yidhi, Iridda laga soo galo albaabka laba tuulmo u kala dhiga, oo ilaa berri subax ha yaalleen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:8 macnaha guud