Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 10:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu halkaas ka tegey ayuu la kulmay Yehoonaadaab ina Reekaab oo soo socda inuu ka hor tago, oo intuu salaamay ayuu ku yidhi, War sidaan kuugu qalbi fayoobahay oo kale ma iigu qalbi fayow dahay? Markaasaa Yehoonaadaab ugu jawaabay, Haah, oo waan kuu qalbi fayoobahay. Isna wuxuu yidhi, Hadday saas tahay gacanta ii dhiib. Markaasuu gacanta u dhiibay, oo isna gaadhifaraskiisii ayuu soo saartay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:15 macnaha guud