Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu u diray sirkaal konton xukuma oo wata kontonkiisii ninba. Isna kor buu ugu baxay, oo bal eeg, buur korkeed buu fadhiyey, oo intuu la hadlay buu ku yidhi, War nin yahow Ilaah, boqorkii wuxuu kugu soo yidhi, Soo deg oo kaalay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 1

arki Boqorradii Labaad 1:9 macnaha guud