Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay isagii ku yidhaahdeen, War nin baa naga hor yimid, oo wuxuu nagu yidhi, Taga, oo boqorkii idin soo diray ku noqda, oo waxaad ku tidhaahdaan, Rabbigu wuxuu leeyahay, War ma Ilaah baan joogin dalka Israa'iil, oo saas aawadeed baad u cid diranaysaa in wax la soo weyddiiyo Bacal Sebuub oo ah ilaaha reer Ceqroon? Haddaba sariirta aad fuushay ka soo degan maysid, laakiinse hubaal waad dhimanaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 1

arki Boqorradii Labaad 1:6 macnaha guud