Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu isagii ku yidhi, Rabbigu wuxuu ku leeyahay, Waxaad wargeeyayaal u soo dirtay inaad Bacal Sebuub oo ah ilaaha reer Ceqroon wax soo weyddiiso ee sababtu ma waxay tahay inaan dalka Israa'iil jirin Ilaah aad hadalkiisa wax weyddiiso? Haddaba sidaas daraaddeed sariirtii aad fuushay ka soo degan maysid, laakiinse hubaal waad dhimanaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 1

arki Boqorradii Labaad 1:16 macnaha guud