Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 9:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa lagu jawaabi doonaa, Waxay ka tageen Rabbigii Ilaahood ahaa oo awowayaashood ka soo bixiyey dalkii Masar, oo waxay raaceen ilaahyo kale, wayna caabudeen oo u adeegeen, oo sidaas daraaddeed baa Rabbigu xumaantan oo dhan ugu soo dejiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 9

arki Boqorradii Kowaad 9:9 macnaha guud