Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 7:50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo koobabkii, iyo alaabta laambadihii lagu safeeya, iyo maddiibadihii, iyo malgacadihii, iyo idammadii ee dahabka saafiga ah wada ahaa, iyo birihii albaabbada guriga hoose ee ah meesha ugu wada quduusan iyo guriga macbudka ah albaabbadiisa oo dhan ee dahabka wada ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 7

arki Boqorradii Kowaad 7:50 macnaha guud