Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 7:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saldhig kastaaba wuxuu lahaa afar giraangirood oo naxaas ah, iyo ulo naxaas ah oo giraangiraha wareejiya; oo afarta rukunna waxay ku lahaayeen meelo haya; oo berkeddii hoosteeda ayaa meelihii hayay oo shubanu ku yiilleen iyagoo dhinac kasta ku leh ubaxyo ka laalaada.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 7

arki Boqorradii Kowaad 7:30 macnaha guud