Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, guriga wuxuu ka dhisay geedihii Lubnaan, oo dhererkiisu wuxuu ahaa boqol dhudhun, ballaadhkiisuna wuxuu ahaa konton dhudhun, sarajooggiisuna wuxuu ahaa soddon dhudhun, oo wuxuu ku dul taagnaa afar saf oo tiirar kedar ah, oo tiirarkana waxaa dul saarnaa alwaax waaweyn oo kedar ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 7

arki Boqorradii Kowaad 7:2 macnaha guud