Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 6:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dabaqadda ugu hoosaysa ballaadhkeedu wuxuu ahaa shan dhudhun, tan dhexena ballaadhkeedu wuxuu ahaa lix dhudhun, tan saddexaadna ballaadhkeedu wuxuu ahaa toddoba dhudhun; oo inaan dogobbada sarsare ee guriga haya guriga gudihiisa soo gelin aawadeed ayuu guriga dibaddiisa ugu yeelay meelo la saaro.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 6

arki Boqorradii Kowaad 6:6 macnaha guud