Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 6:36-38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

36. Oo barxaddii dhexena wuxuu u yeelay saddex saf oo dhagax la qoray ah iyo saf alwaax kedar ah.

37. Oo gurigii Rabbiga aasaaskiisii waxaa la dhigay bishii Sif oo sannaddii afraad.

38. Oo gurigii waxaa dhammaantiis la dhammeeyey isagoo wax waluba u dhan yahay sannaddii kow iyo tobnaad, bisheedii siddeedaad, taasoo ah bisha Bul, oo wuxuu dhisayay toddoba sannadood.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 6