Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 6:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo keruubiimtiina wuxuu dhigay gurigii dhexe gudihiisa, oo keruubiimta baalashooduna way kala baxsanaayeen oo mid baalkiisu wuxuu taabtay derbiga, oo keruubka kale baalkiisuna wuxuu taabtay derbiga kale; oo baalashooduna waxay isku taabteen guriga dhexbadhtankiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 6

arki Boqorradii Kowaad 6:27 macnaha guud