Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu Sulaymaan gurigii gudaha ku yiil ugu dahaadhay dahab saafi ah; oo silsilado dahab ah ayuu ku xidhay meeshii quduuska ahayd horteeda, wuxuuna ku wada dahaadhay dahab.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 6

arki Boqorradii Kowaad 6:21 macnaha guud