Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sulaymaan wuxuu lahaa laba iyo toban wakiil oo dalka Israa'iil oo dhan u sarreeya, oo cunto u keena boqorka iyo reerkiisaba; oo nin kasta sannaddiiba bil buu masruufi jiray reer boqor.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 4

arki Boqorradii Kowaad 4:7 macnaha guud