Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 4:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, isagu wuu ka xigmad badnaa dadka oo dhan, oo xataa wuu ka xigmad badnaa Eetaankii reer Esraax, iyo Heemaan, iyo Kalkol, iyo Dardaac, kuwaasoo ahaa ilma Maaxool; oo warkiisiina wuxuu gaadhay quruumihii hareerihiisa ku wareegsanaa oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 4

arki Boqorradii Kowaad 4:31 macnaha guud