Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii Sulaymaan oo dhan dadkii Yahuudah iyo dadkii Israa'iilna ammaan bay ku degganaayeen, oo nin waluba wuxuu hoos fadhiyey geedkiisii canabka ahaa iyo geedkiisii berdaha ahaa marka laga bilaabo Daan iyo xataa ilaa Bi'ir Shebac.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 4

arki Boqorradii Kowaad 4:25 macnaha guud