Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Kowaad 3:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii wiilka nool lahayd boqorkii la hadashay oo ku tidhi, Sayidow, wiilka nool iyada sii, laakiinse sinaba ha u dilin, waayo, waxay u calool jilicsanaatay wiilkeeda. Laakiinse tii kale waxay tidhi, Anigu yeelan maayo, adna yeelan maysid ee qaybi.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Kowaad 3

arki Boqorradii Kowaad 3:26 macnaha guud